Gacal & Xigaal
Gacal & Xigaal
  • 80
  • 5 795 532
Seynab labadhagax - Dhaayo Jaceyl (Video Cusub)
Zeinab labadhagax iyo heestii dhaayo jaceyl. Waa music video oo soo baxday dhamaadkii 2010 iyo bilowgii 2011. Ku raaxeesta
Переглядів: 13 842

Відео

jamal adaawe
Переглядів 1703 роки тому
jamal adaawe
Abwaan Hasan Amin - Maansadii DHAQAN
Переглядів 1223 роки тому
Maanso ka hadlaysa dhaqanka Qurbaha
GABAY - CARABI DAMIIR MALEH - ABWAAN XASAN AMIIN
Переглядів 3855 років тому
GABAY CARABI DAMIIR MALEH ABWAAN XASAN AMIIN
QEYLO-DHAAN SOMALI WADANI SONG
Переглядів 37 тис.6 років тому
QEYLO-DHAAN SOMALI SONG is made by group of Somali singers who truely feel the pain. Hees Somali ah waxaa qaadaya Fanaanin Somali ah, Jooqle Xusen SHire Ciyaar jecel nimco yaasiin Amina dhooleey iyo kuwo kale
gabey macaan badan - gabey qiiro leh
Переглядів 3506 років тому
Gabey qiiro badan oo la sameeyey waagii Ithiopianka ay joogeen..
Mustafe Dafle & Istaahil Dheeman - Gool Haye u Ahoow with lyrics 2011
Переглядів 2 тис.12 років тому
Hees cusub ay wada qaadayaan Mustafe Dafle iyo Istaahil Dheeman... 2011 Waxaa Sameeyay Heesta Ubax Assad, waxaa Laxanka iyo music leh Mustafe Dafle.. Somali songs heeso Best somali song. forever.
Qeylodhaan - Soomalaay Dhoohaneey 2012
Переглядів 12 тис.12 років тому
Hees cusub by Qeylodhaan 2012..Waxaa qaadayo Xuseen Shire.. Laxankii Xuseen Shire iyo Erayadii Sucaad Cumar. Ka bogasho wacan.
Xuseen Shire - Qalad La 2012 hees cusub
Переглядів 4,4 тис.12 років тому
Waa hees cusub oo ku qaadayo Xuseen Shire Jaamac. Magaceeda waxaa la yiraa Qalad la. Heestaan waxaa sameeyay Cabdirahman dhugdhugle, laxanka iyo codka waa Xuseen Shire.. Soo saaristii Jamal Adaawe
Xuseen Shire - Ha igu eegin xanuunka dhaanto cusub 2012
Переглядів 3,2 тис.12 років тому
Hees cusub uu ku luqeenayo Xuseen Shire Jaamac.. Heestaan oo sida casriyeysan loo tumay waxaa idin fududeeyay Jamal Adaawe
Xusen Shire Heestii oday Duq ah - hees cusub 2011
Переглядів 10 тис.12 років тому
Waa hees, waa qiso dhab ah, waxaa sameeyay erayada, laxanka iyo codkana iska leh Xuseen Shire jamac Ciyaar Jecel
Shukri Sindiko - Sigtey oo ma nooliye (Qiso dhab ah) 2011
Переглядів 4,8 тис.12 років тому
Hees cusub oo ay ku luqeeneyso Shukri Sindiko. Heestaan waxaa erayada sameeyay Abwaan Duraan Shirwac, Laxanka C.rashiid raaxee.
Heestii Riyo Xuseen Shire hees cusub 2011
Переглядів 18 тис.12 років тому
Hees cusub waxaa ku luqeenaya Xuseen Shire jamaac. Hussein.. laxanka, erayada iyo codka waa Xuseen Shire Jamac Ciyaar jecel
Mustafe Dafle iyo Istaahil Dheeman - Gool Haye with lyrics 2011
Переглядів 5 тис.12 років тому
www.heegantv.com/ Hees cusub ay wada qaadayaan Mustafe Dafle iyo Istaahil Dheeman... 2011 Waxaa Sameeyay Heesta Ubax Assad, waxaa Laxanka iyo music leh Mustafe Dafle.. Somali songs heeso Best somali song. forever.
Xuseen Shire & Abuukar- Calanyahow Sanad Guuro Wacan 2011
Переглядів 31 тис.13 років тому
Xuseen Shire & Abuukar- Calanyahow Sanad Guuro Wacan 2011
Xuseen Shire Ciyaar jecel- heestii Calanka
Переглядів 3,2 тис.13 років тому
Xuseen Shire Ciyaar jecel- heestii Calanka
Heestii Riyo - Xuseen Shire Jaamac
Переглядів 13 тис.13 років тому
Heestii Riyo - Xuseen Shire Jaamac
Heestii Aayatiin - Xuseen Shire jaamac 2011
Переглядів 5 тис.13 років тому
Heestii Aayatiin - Xuseen Shire jaamac 2011
Najax Kuuriya - Muddo (New song 2011)
Переглядів 11 тис.13 років тому
Najax Kuuriya - Muddo (New song 2011)
Cabdi Qaadir AJ - Shaal Quruxsan iyo Sharaf Dowladnimo
Переглядів 7 тис.13 років тому
Cabdi Qaadir AJ - Shaal Quruxsan iyo Sharaf Dowladnimo
Hees Ximan iyo Xeeb 2011
Переглядів 65 тис.13 років тому
Hees Ximan iyo Xeeb 2011
Waraysi Abwaan Cabdullahi Jaamac Sharif by Saadaq Macalin Part 2
Переглядів 56213 років тому
Waraysi Abwaan Cabdullahi Jaamac Sharif by Saadaq Macalin Part 2
Waraysi Abwaan Cabdullahi Jaamac Sharif by Saadaq Macalin Part 1
Переглядів 73413 років тому
Waraysi Abwaan Cabdullahi Jaamac Sharif by Saadaq Macalin Part 1
Waraysi Gaadaco by Saadaq Macalin Part 2
Переглядів 2 тис.13 років тому
Waraysi Gaadaco by Saadaq Macalin Part 2
Waraysi Gaadaco by Saadaq Macalin part 1
Переглядів 3,5 тис.13 років тому
Waraysi Gaadaco by Saadaq Macalin part 1
Xuseen Shire Jaamac - Galdogob Hees cusub 2011
Переглядів 29 тис.13 років тому
Xuseen Shire Jaamac - Galdogob Hees cusub 2011
Jooqle - ilaah ka yaaba video 2011
Переглядів 27 тис.13 років тому
Jooqle - ilaah ka yaaba video 2011
Maseer/Masayr - Jihaan Jalaqsan new song 2011
Переглядів 109 тис.13 років тому
Maseer/Masayr - Jihaan Jalaqsan new song 2011
Maryan Mursal - heestii lagu nac
Переглядів 462 тис.13 років тому
Maryan Mursal - heestii lagu nac
Ururka Wadaniga ee Hanoolaato - Somali National Party
Переглядів 1,9 тис.13 років тому
Ururka Wadaniga ee Hanoolaato - Somali National Party

КОМЕНТАРІ

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 21 годину тому

    2024❤

  • @hurmarchannel6001
    @hurmarchannel6001 5 днів тому

    Sunday 28th July 2024 illahow adiga wax walbo awode rajoyinkan Le yahy I rume ❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 5 днів тому

    Afku dhuxul ahaa Dhaayaha indhaha Dhalad wanaagga Dhaldhalaalka guudkaaga Midabkaaga dhiinkaaga Dhaayaha u rooney Dhaqaaq joogsigaagiyo Dhoolla ka qosolkaa i dilay Halkii aad ku dhalatiyo Dhudi lagu anqari. Waqti wxaa jirtay ay msalsalkii Muhannad iyo Nuur dul saarnayd oo markii codkeeda ay maqlaan dumarku ku kla ordi jireen alla soo galyay😂.

  • @user-ji7jy6qb9p
    @user-ji7jy6qb9p 7 днів тому

    ❤🎉

  • @NafisoNalka-gx3dk
    @NafisoNalka-gx3dk 8 днів тому

    ❤❤

  • @ShamsoBarre-yy2pc
    @ShamsoBarre-yy2pc 9 днів тому

    Wllo ma noshay 13sano iyo 7bilood baa ka soo gareegty❤

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 10 днів тому

    2008-2024😢🇸🇴❤️

  • @MaryamoAxmad-wp3hf
    @MaryamoAxmad-wp3hf 10 днів тому

    13 years ago. 2024😢❤

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 12 днів тому

    Heesaha ay mudo kugu danbeysay mrkaad dhageysato wakhtigii hore ayaad xasuusan ee caruurnimo iyo dadkii kula noola asxaab famly iyo jaarki tvga kaliya wda daawan jirteen oo aydaan hada isla joogin, aduunkana lagu kla firdhismay waad jeclanysa walhtigaas iyo dadkaas lkin maku so laabanayo dadkana jaaniska aad wakhtigas isku heli jirteen ma isku helaysaan waa la wda weynaaday aduunya dadka kla mashquulisay. Old is gold. The legend qaadiro jacyl.☺️❤️

  • @user-up9ci9bt1o
    @user-up9ci9bt1o 12 днів тому

    Xasuus wlhi❤❤❤❤❤

  • @dunidaiyomanata2134
    @dunidaiyomanata2134 13 днів тому

    Heestan iyo xusuusuhii SLNTV 2008 ubax fahmo iyo cabdi fanax waayo waayo mnta ayan dib usoo booqadqy 2024 july 20 malin sabtiyq. Inta iga danbayn doonta like hayla dhqqfina

  • @nacimaaadan9129
    @nacimaaadan9129 14 днів тому

    20/7/2024😂😂❤ still ilove this song 🎵 ❤

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 14 днів тому

    Maria kalara Baan ku bartay nacalaa sheydaan ku yaale

  • @mahadabdihassan9044
    @mahadabdihassan9044 15 днів тому

    2024 july yaa dhageysanayo !!

  • @rayanranii67
    @rayanranii67 16 днів тому

    13 sano kadib 17/7/2024 ina dhegeysto qorneed heestan xasuus weyn igu leedahay musasal nuura iyo muhanad kuso gali jirtay anigo yar dugsiley ah mannta jamaacada ka qalinjabiyey aduunyo illahow cimri dheer iyo cibaado suuban😢

  • @zekariamahmud1556
    @zekariamahmud1556 17 днів тому

    16/7/2024 .zakariyaw maxaad noqon doontaa sanadaha soo socda inzha allah. Illahay khyr hyka dhigo

  • @geesiman6597
    @geesiman6597 18 днів тому

    6/3/2018❤❤ Ma wax kula dhigmaa jira Xpipi kula dhigmaa Qaali kula dhigmaa jira Macan kula dhigmaa jira My love kula dhigmaa jira Sethy adi aqrinaya❤😂

  • @muuseshaam1395
    @muuseshaam1395 21 день тому

    13 years later 2024 😢🥹

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 22 дні тому

    Lajan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SaacidYaasin-st1on
    @SaacidYaasin-st1on 24 дні тому

    Still watching 2024😭

  • @NashaadAbdulaahi
    @NashaadAbdulaahi 28 днів тому

    2008 steel 2024😂😂

  • @libanahmed1591
    @libanahmed1591 28 днів тому

    5/7/2024❤🇸🇴🎸

  • @HMontana10
    @HMontana10 29 днів тому

    Sacaadu waaa 12:40 habenimo sanadku waa2024/7/05 habenimo jimco ah Meeshu waa mayotte 🇾🇹 Waxaan jeclahay gabdh ladhaho mb Wxaan rajeyn malinkaaa guursado hesstan dib usoo milicsandoono😢❤

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 Місяць тому

    Who is watching after 14yrs

  • @LayloZanyare-tl7ot
    @LayloZanyare-tl7ot Місяць тому

    Still 7 4 2024❤ xasus abahy a i qadijirey ila hada ilhyow ixifti❤

  • @Wardi7083
    @Wardi7083 Місяць тому

    1 daqiiqad music Lee 😂😂😂

  • @Iron.8
    @Iron.8 Місяць тому

    IWANNA GABADHA SOMALIYEED TO SAY EVEREYWHERE ONE LOVE U😍

  • @Abu-tasnim
    @Abu-tasnim Місяць тому

    I remember when i was form two garissa high school nura nd muhanad film 2010 what a great old days

  • @olujoogabdi9207
    @olujoogabdi9207 Місяць тому

    14 sano kadib ayaan subax jimce ah ku dhegaysanaya magaalada muqdisho taariikhduna ku beegaan tahay 28:6:2024 saaxibayaal dhegaysi wacan

  • @Al-AminNotaryLegalConsultancy
    @Al-AminNotaryLegalConsultancy Місяць тому

    Hees aad u qiimo badan 27 Jun 2024

  • @HaniMahamed-ok9rq
    @HaniMahamed-ok9rq Місяць тому

    Marka dhashy bay soo baxdy heestaan 2010 caawa aayna dhagaysanayaa waliba hbn jumca😊

  • @HaniMahamed-ok9rq
    @HaniMahamed-ok9rq Місяць тому

    Marka dhashy bay soo baxdy heestaan 2010 caawa aayna dhagaysanayaa waliba hbn jumca😊

  • @HaniMahamed-ok9rq
    @HaniMahamed-ok9rq Місяць тому

    Marka dhashy bay soo baxdy heestaan 2010 caawa aayna dhagaysanayaa waliba hbn jumca😊

  • @HaniMahamed-ok9rq
    @HaniMahamed-ok9rq Місяць тому

    Marka dhashy bay soo baxdy heestaan 2010 caawa aayna dhagaysanayaa waliba hbn jumca😊

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 Місяць тому

    13sano kadiba haddad dawanyso you legend 😮❤

  • @ZakarieAbdilatif-np6mi
    @ZakarieAbdilatif-np6mi Місяць тому

    Who is watching 2024❤❤😂😂

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 Місяць тому

    ❤ cabdi cismaan gudaal iyo ubax fahmo waqti iyo xasuus 2009 ayan aad ujecla ila 2014 hadana cawan so booqdey erayada apdi ismacil beele

  • @qasaarogamerofficial8603
    @qasaarogamerofficial8603 Місяць тому

    2024/6/16 maalin ciid weyneey Xasuus nio❤

  • @NadiifoabdiNadiifoabdi
    @NadiifoabdiNadiifoabdi Місяць тому

    "Alle ku hobiyey hidaa dhaxashey" misaanka culus

  • @cabdiraxmaanxaashi14
    @cabdiraxmaanxaashi14 Місяць тому

    Waxani hees way dhaf Taylor sxb qali

  • @cabdiraxmaanxaashi14
    @cabdiraxmaanxaashi14 Місяць тому

    Wawa

  • @fambamcrew1259
    @fambamcrew1259 Місяць тому

    Still listening 2024❤❤

  • @AbdullahiIsse-er3bq
    @AbdullahiIsse-er3bq Місяць тому

    Inta dhagaysanasa 2024/6/11 like ta ha ila dhaafins please

  • @samiitamoha8041
    @samiitamoha8041 Місяць тому

    Heesto musalsal nuura 10/6/2024😢

  • @Garaadso24
    @Garaadso24 Місяць тому

    Who just watch 2024😊

    • @nassykim3090
      @nassykim3090 Місяць тому

      Me i was trying to find without music

  • @mutazmuhumed1526
    @mutazmuhumed1526 2 місяці тому

    Heestan walshay umayma buura Nuuk noloshayda ayan ku xasuusta ilhay hayka daayo huno macantydii ❤❤ and I really miss you 1/6/24 Saturday…11:11pm

  • @Akbalaaya-vz1jj
    @Akbalaaya-vz1jj 2 місяці тому

    13 years later 2024 still listening

  • @hibowayel9339
    @hibowayel9339 2 місяці тому

    Xasuus long time 2009🤔mnta ina radiyo noqty markay igu sodhcdy🏃‍♀️

  • @Mohaazjama
    @Mohaazjama 2 місяці тому

    Heestam xasuus gaara bay iga leedahay❤❤ old is gold❤

  • @abdullahmed9262
    @abdullahmed9262 2 місяці тому

    Xasus weyn ❤